Gudoomiye Cumar Filish oo dhagax dhigay dhismaha Mashruuc cusub (Sawirro)

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magalada muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar filish) iyo sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan  Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta deegaanka Gubadley ee duleedka degmada Kaaraan ka dhagax dhigay dugsiga saree ee Gubadley kaasoo ay wax ku baran doonaan caruurta deegaanka. Dhismaha iskuulka Gubadley ee maanta la … Continue reading Gudoomiye Cumar Filish oo dhagax dhigay dhismaha Mashruuc cusub (Sawirro)